maqaarholac
(m.l) (-rro .., ml.)(daaw.) Halaamacoodka haragga oo inta badan uu keeno dulan dibadda uga imaada.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqaarholac ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg