maqaarsaar
(m.l)

1. Saaridda hal ama sac ilmo ka dhintay maqaarkiisa loo saaro ilmo kale si ay ugu godlato. 2. M. ah: qof waxa uu u magacaabanyahay aan awood u lahayn. 3. ld maqaarsaarid.

maqaarsaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Hal ama sac ilmo aysan dhalin maqaar u saarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqaarsaar

maqaarsaarid [m.f.dh]
eeg maqaarsaar². ld maqaarsaar¹ (3).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg