maqaarsaarid
(m.f.dh)eeg maqaarsaar². ld maqaarsaar¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqaarsaarid ↴
maqaarsaar [m.l]
1. Saaridda hal ama sac ilmo ka dhintay maqaarkiisa loo saaro ilmo kale si ay ugu godlato. 2. M. ah: qof waxa uu u magacaabanyahay aan awood u lahayn. 3. ld maqaarsaarid.
maqaarsaar [m.l]
1. Saaridda hal ama sac ilmo ka dhintay maqaarkiisa loo saaro ilmo kale si ay ugu godlato. 2. M. ah: qof waxa uu u magacaabanyahay aan awood u lahayn. 3. ld maqaarsaarid.
maqaarsaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Hal ama sac ilmo aysan dhalin maqaar u saarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg