maqaarso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Cid caan ah magaceeda ku shaqaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqaarso ↴
maqaarsasho [m.f.dh]
eeg maqaarso. ld maqaarsad, maqaarsi.
maqaar [m.l] (-rro, m.l/maqaar, m.dh)
Dub.
maqaar [m.l]
(c.nafl.) Qaybta adag ee weliba ah lakabka ugu hooseeya ee haragga lafdhabarleyda. Lakabka kale waa dubka bare. Haraggu wuxuu ka koobanyahay nudo isku xidhayaal miiqan, kuwaas oo ay ku dhex jiraan dhuumahadhiiggu, dhammaadka dareenwadka iyo naasleyda) goonka tina ah, qanjidhada dufanka iyo marinnada dhididka.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg