maqaasiin
(m.l) (-nno/maqaasiin, m.dh)Baqaar. ld makhaasiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqaasiin ↴
makhaasiin [m.l]
ld maqaasiin.
sefed [m.dh] (-do, m.l)
Wax meel laga gurayo oo meel kale la gaynayo inta hal mar la dejiyo: maqaasiinkii waxaa la keenay sefed baasto ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg