maqalsii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)ld maqashii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqalsii ↴
maqalsiin [m.dh]
ld maqashiin.
maqashii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Cid war dhagaysiin. ld maqalsii.
maqashiin [m.f.dh]
eeg maqashii. ld maqalsiin.
tannaago [m.dh]
Hadal lagu dheeraysto si cid meel fog joogta loo maqalsiiyo; tayaago. ld tannaagood.
wargur [m.l]
Hab raacatada soomaaliyeed ku dhaqanto kolka ay garramayso ama wada xaajoonaysa. Qof codkar ah ayaa hadba qofka hadlaya warkiisa qabta oo kor u qaada oo dadka wada maqalsiiya, isagoo qeexan oo quruxsan u sheegaya. ld wargurid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg