maqashiin
(m.f.dh)

eeg maqashii. ld maqalsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqashiin

uubatee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-teeyay, -teysay)
1. Sida uubatada u ciyid. 2. Qaylo dheer cid maqashiin.

maqalsiin [m.dh]
ld maqashiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg