maqle
(m.l)

ld maqli (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqle

maqlee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Beer maqli ka dhigid.

maqleyn [m.f.dh]
eeg maqlee.

maqli [m.l]
1. ld maqle. Beer, bari iyo hilib la jarjaray oo laysku shiilay. 2. Dixri ku dhasha hilibka baruurta leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg