maqnow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)1. Qof aan joogin noqosho. 2. Qof maahsan noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqnow ↴
maqnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg maqnow. ld maqnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg