maqoorado
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-atay, -adatay)Wax maammuulasho (arrin, xafiis, guri iwm).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqoorado ↴
maqooradasho [m.f.dh]
eeg maqoorado.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg