maqsuud
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)M. ah: qof wuxuu rabo haysta. ld mabsuud¹.
maqsuud
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Qof raalli noqosho. ld mabsuud².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqsuud ↴
mabsuud [m.l]
ld maqsuud¹.
mabsuud [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
ld maqsuud².
mabsuudi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld maqsuudi.
mabsuudid [m.dh]
ld maqsuudid.
mabsuudin [m.dh]
ld maqsuudin.
maqsuudi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid maqsuud ka dhigid. ld mabsuudi.
maqsuudid [m.f.dh]
eeg maqsuud². ld mabsuudid.
maqsuudin [m.f.dh]
eeg maqsuudi. ld mabsuudin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg