maqsuudin
(m.f.dh)

eeg maqsuudi. ld mabsuudin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maqsuudin

mabsuudin [m.dh]
ld maqsuudin.

qanac [m.l]
1. Raalliggelin, maqsuudin. 2. Kadhaadhicin, aaminaad. 3. Q. badan: qof wax yar ku qanca.

maqsuud [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
M. ah: qof wuxuu rabo haysta. ld mabsuud¹.

maqsuud [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Qof raalli noqosho. ld mabsuud².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg