maquuni
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld muquuni.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maquuni ↴
itaalsheego [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
U i.: wax xoog ku maquunin.
maquunin [m.dh]
ld muquunin.
muquuni [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Xoolo maquuno ah bixin. 2. Xoog wax ku meel marsiin. ld maquuni.
muquunin [m.f.dh]
eeg muquuni. ld maquunin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg