maquuno
(m.dh)

ld muquuno.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maquuno

muquuni [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Xoolo maquuno ah bixin. 2. Xoog wax ku meel marsiin. ld maquuni.

muquuno [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Xoolo aan qiimo lahayn oo cid deeq ahaan loo siiyo. 2. Khasab, sandullays. ld maquuno.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg