maquur
(m.l)ld maquurid.
maquur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Biyo hoos u gelid. ld makhuur², mukhuur², muquur².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maquur ↴
makhuur [m.l]
ld maquurid.
makhuur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld maquur².
makhuuri [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
ld maquuri.
makhuurid [m.f.dh]
ld maquurid.
makhuurin [m.dh]
ld maquurin.
makhuursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld maquursan.
makhuursanaan [m.dh]
ld maquursanaan.
makhuursanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maquursanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg