maquuri
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iyay, -isay)

Cid biyo hoos ugu riixid. ld makhuuri, mukhuuri, muquuri.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maquuri

makhuur [m.l]
ld maquurid.

makhuuri [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
ld maquuri.

makhuurid [m.f.dh]
ld maquurid.

makhuurin [m.dh]
ld maquurin.

maquur [m.l]
ld maquurid.

maquurid [m.f.dh]
eeg maquur². ld makhuur¹, makhuurid, maquur¹, mukhuur¹, mukhuur.

maquurin [m.f.dh]
eeg maquuri. ld makhuurin, mukhuurin, muquurin.

maquursan [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
Wax la maquuriyey ahaansho. ld makhuursan, mukhuursan, muquursan.

mukhuur [m.l]
ld maquurid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg