maraabe
(m.l)ld maraabo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maraabe ↴
maraabayn [m.f.dh]
eeg maraabee. ld maraamayn.
maraabee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-beeyay, -baysay)
Doon, markab iwm hadba dhan u iilasho. ld maraamee.
maraabo [m.dh]
Dheeldheelliga uu sameeyo markab doon iwm oo badsaaran. ld maraabe, maraame, maraamo.
maraamee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -meysay)
ld maraabee.
maraa [m.l]
(maraa, m.dh) Geed qodax leh oo laf adag. ld maraay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg