maraqsaar
(m.l)

Miskaha geela korkooda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maraqsaar

dabaggorayo [m.dh]
Meel ku aaddan maraqsaarka awr dhaan ah, heeryadu ka furantahay wax la geshado.

dhibi [m.dh]
Madowga maraqsaarka awrta qooqan ka muuqda kana samaysma kaadi uu isku sayray. ld dhebi².

sibir [m.dh] (-bro, m.l)
1. Lugta dambe ee geela boqonteeda. 2. Maraqsaarta geela.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg