maraqso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)ld marqo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maraqso ↴
marqo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-qaday, -qatay)
Hal irmaan afarteeda naas oo dhan ama qaar ka mid ah marasho, si aan loo nuugini ama loo lisin. ld maraqso.
maraq [m.l] (-rqo, m.l)
1. Meyrax la jilciyay oo geela naasaha looga maro si aan loo nuujin. 2. Fuud.
maraq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-rqay, -raqday)
Hal irmaan afarteeda naas oo dhan ama qaar ka mid ah marid, si aan loo nuugin, ama loo lisin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg