marasho
(m.dh)Dhar ninku siiyo naagta uu qabo. ld marashi (1).
marasho
(m.f.dh)eeg maro. ld marad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marasho ↴
ibamarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibamaro. ld ibamarad, ibamaryeysad, ibamaryey-sasho, ibamaryeys ibamaro, ibamarad, ibamaryeysad, ibamaryey-sasho, ibamaryeys
ibamaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Hal irmaan afarta naas ka marasho. ld ibamaryeyso. ibamaryeyso
marad [m.l]
ld marasho².
marashi [m.dh]
1. ld marasho 1. Dharka ninku siiyo naagta uu qabo. 2. (-iyo, m.dh/-iyaal, m.l./dh) Harqoodka qaybtiisa birta ah ee dhulka gasha.
marmarasho [m.f.dh]
eeg marmaro.
maro [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. (f.g) Naas geel maraq ku marasho. 2. (f.mg) Weel wax aan wax ku jirin noqosho. 3. (f.mg) Ku m.: dhar, xarig iwm meel ku duubasho.
marqo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-qaday, -qatay)
Hal irmaan afarteeda naas oo dhan ama qaar ka mid ah marasho, si aan loo nuugini ama loo lisin. ld maraqso.