maraxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)1. Wax la dhaqaaleyey ahaansho. 2. Hilib wax suyacay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maraxsan ↴
maraxsanaan [m.f.dh]
eeg maraxsan. ld maraxsanaansho.
maraxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maraxsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg