maraxso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Wax dhaqaalaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maraxso ↴
maraxsasho [m.f.dh]
eeg maraxso. ld maraxsad, maraxsi.
marax [m.l]
1. Wax la kaydsado; dhaqaale. 2. Hilib muddo yiil oo aan isbeddelin. 3. Ur suyac ah.
marax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rxay, -raxday; -rxi)
1. Hilib wax isbeddeley noqosho. 2. Wax suyacay noqosho (Caano, biyo iwm).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg