mardaddabaan
(m.l)

ld mardabo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mardaddabaan

mardabo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Khiyaamo waqti lumin iyo luggooyo ku jirto; dhagar. ld mardaddabaan, mardaddabo.

mardaddabaanley [m.dh] (-yo, m.dh)
Naag mardadabo taqaan.

mardaddabaanlow [m.l] (-wyo, m.l/dh)
Nin mardaddabo yaqaan.

muluqmuluq [m.dh]
1. Socod badan oo meelo kala duwan la gelayo iyada oo aan ujeeddo fiican laga lahayn. 2. M. leh: wax gacanta ka sibiibixanaya. 3. Khayaano iyo mardaddabaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg