mariil
(m.l)ld maliil1. ld maliilid.
mariil
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iilay, -iishay)ld maliil².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mariil ↴
maliil [m.l]
1. ld mariil 1. Qof tabartii ku dhamaatay jirro muddo haysay ama hayso awgeed. 2. ld maliilid.
maliil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iilay, -iishay)
Maliil noqosho. ld mariil².
maliili [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Jirro cid maliil ka dhigid. 2. Cid bugta baanin. ld mariili.
maliilid [m.f.dh]
eeg maliil². ld maliil¹, mariil¹, mariilid.
maliilin [m.f.dh]
eeg maliili. ld mariilin.
mariili [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld maliili.
mariilid [m.dh]
ld maliilid.
mariilin [m.dh]
ld maliilin.
mari [m.dh]
Lax saddex jeer ama ka badan dhashay.
mari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Xarig xooggan soohid. 2. Wadaan ceel biyo uga dhurid. 3. Dufan ama midab wax ku malaasid. 4. U m.: qof wax u akhriyid. 5. U m.: gabay cid u tirsin. 6. Cid rasaas ku layn. 7. Wax goob ku socodsiin.