mariili
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld maliili.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mariili ↴
maliili [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Jirro cid maliil ka dhigid. 2. Cid bugta baanin. ld mariili.
maliilid [m.f.dh]
eeg maliil². ld maliil¹, mariil¹, mariilid.
maliilin [m.f.dh]
eeg maliili. ld mariilin.
mariilid [m.dh]
ld maliilid.
mariilin [m.dh]
ld maliilin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg