mariishan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)ld maliishan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mariishan ↴
maliishan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax jirro ku raagtay oo tabar dhigay ahaansho. ld mariishan.
maliishanaan [m.f.dh]
eeg maliishan. ld maliishanaansho, mariishanaan, mariishanaansho.
mariishanaan [m.dh]
ld maliishanaan.
mariishanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maliishanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg