marjaan
(m.dh)

ld murjaan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marjaan

murjaan [m.dh]
1. Dhagax-la-mood qaali ah, midabbo badan leh, ka samysma dheecaan adkaaday oo ay dhalaan bahallo yaryar oo badda ku jira, oo suuqiyadaha dumarku isku qurxiyaan laga sameeyo. 2. Wax kasta oo murjaanta laga sameeyo. ld marjaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg