marmarid
(m.f.dh)eeg marmar³. ld marmar¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marmarid ↴
waddee [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-deeyay, -daysay)
1. (f.g) Badeeco si nadaamsan u rasayn. 2. (f.mg) Dhul waddo ka bannayn. 3. (f.mg) Cid dhabbe qoodayn ama marmarid.
marmar [m.l]
1. Murqaha luqunta, tun. 2. Dhagax midabbo badan leh oo derbiyada ama sibirka guryaha lagu qurxisto. 3. ld marmarid.
muquuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Muquurid. 2. Qof meel si macno la'aan ah u dhex marmarid.
marmar [m.l]
1. Murqaha luqunta, tun. 2. Dhagax midabbo badan leh oo derbiyada ama sibirka guryaha lagu qurxisto. 3. ld marmarid.
marmar [Magac Lab Falkaab | Noun Masculine Adverb]
Kolkol. ld mar¹.
marmar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Il wax ku dhaceen farta ku rugid. 2. (f.mg) Meel hore iyo gadaal ugu socosho.