marnow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)

1. Weel aan wax ku jirin noqosho. 2. Naas geel wax maraq lagu maray noqosho. 3. Qof jinni madaxa ka maray noqosho. 4. Gacan m.: qof cayr noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marnow

marnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg marnow. ld marnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg