maroog
(m.l)

Xarig la tirjinayo si xoog leh oo la isugu duubo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maroog

maroogsad [m.l]
ld marooqsasho.

maroogsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld marooqsan.

maroogsanaan [m.dh]
ld marooqsanaan.

maroogsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld marooqsanaan.

maroogsasho [m.dh]
ld marooqsasho.

maroogsi [m.l]
ld marooqsasho.

maroogsin [m.dh] (-imo/-inno, m.l)
Dambiil weyn.

maroogso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld marooqso.

marooqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax marooq yeeshay ahaansho (xarig, maro iwm). 2. Wax marooq yeeshay ahaansho (gees, qori iwm). ld maroogsan.

maro [m.dh] (-ooyin/-ryo, m.l)
Gabal dhar ah.

maro [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. (f.g) Naas geel maraq ku marasho. 2. (f.mg) Weel wax aan wax ku jirin noqosho. 3. (f.mg) Ku m.: dhar, xarig iwm meel ku duubasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg