marooqsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax marooq yeeshay ahaansho (xarig, maro iwm). 2. Wax marooq yeeshay ahaansho (gees, qori iwm). ld maroogsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marooqsan

goodir [m.l]
1. Ugaar weyn oo leh geeso dhaadheer oo marooqsan iyo diillimo dhinacyada kaga yaal. 2. G.ah: midab madow-xigeen ah oo geelu yeesho.

maroogsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld marooqsan.

maroogsanaan [m.dh]
ld marooqsanaan.

maroogsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld marooqsanaan.

marooqsanaan [m.f.dh]
eeg marooqsan. ld maroogsanaan, maroogsanaansho, marooqsanaansho.

marooqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld marooqsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg