marooqso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Cid wax gacanteeda ku jira xoog kaga qaadasho. ld maroogso, maroorso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marooqso ↴
farammarooqso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Ka f.: qof wax gacanta ugu jirey xoog uga qaadasho. ld farammaroorso.
maroogso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld marooqso.
marooqsasho [m.f.dh]
eeg marooqso. ld maroogsad, maroogsasho, maroogsi, marooqsad, maroo.
maroorso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld marooqso.
marooq [m.l]
1. Xarig, maro, iwm oo la maroojiyey meesha ay iskaga guntamaan. 2. Qallooc.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg