maroorsan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Wax maroor leh noqosho (xarig, maro iwm).

maroorsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax maroor leh ahaansho (xarig, maro iwm).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maroorsan

maroorsamid [m.f.dh]
eeg maroorsan¹.

maroorsanaan [m.f.dh]
eeg maroorsan². ld maroorsanaansho.

maroorsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg maroorsanow. ld maroorsanaan.

maroorsanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Wax marooq yeeshay noqosho (xarig, maro iwm).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg