marqaansan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax marqaamay ahaansho (qof). ld murqaansan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marqaansan

marqaansanaan [m.f.dh]
eeg marqaansan. ld marqaansanaansho, murqaansanaan, murqaansanaansho.

marqaansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg marqaansanow. ld marqaansanaan.

marqaansanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Wax marqaamay noqosho (qof). ld murqaansanow.

murqaansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld marqaansan.

murqaansanaan [m.dh]
ld marqaansanaan.

murqaansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld marqaansanaan.

murqaansanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
ld marqaansanow.

siiba [Falkaab | Adverb]
Gaar ahaan. Tus. “Cali wuu hadal badanyahay, siiba markuu marqaansan-yahay”.

tal [m.l]
1. Dun xariir ah oo maryaha lagu qurxiyo. 2. T. ah: qof aad u marqaansan ama u sarqaansan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg