marqaansanow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)

Wax marqaamay noqosho (qof). ld murqaansanow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marqaansanow

marqaansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg marqaansanow. ld marqaansanaan.

murqaansanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
ld marqaansanow.

marqaansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax marqaamay ahaansho (qof). ld murqaansan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg