marsubaaliya
(m.dh) (-yayaal, ml./m.dh)

(c.nafl.) Dir hoosaad ka tirsan naasleyda, hababka kala soocidda qaarkood dir hoosaadkan waxa loo yaqaanaa mataseria, marsubaaliyana waxay noqonaysaa duul ka tirsan dir hoosaadkan. Xubnaha dir hoosaadkan degaankoodu wuu xaddidanyahay, badankoodana waxaa laga helaa Ustaraaliya iyo koonfur Ameerika. Tus. “Kaanguruu”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marsubaaliya

marsuubiyaal [m.l] (-lo, m.dh)
Xubin ka tirsan dir hoosaadka marsubaaliya.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg