martiqaadid
(m.f.dh)eeg martiqaad². ld martqaad¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh martiqaadid ↴
martiqaad [m.l]
1. Sooryo qof marti ah la siiyo. 2. ld martiqaadid.
soor [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid cunto iyo cabbid ku martiqaadid. 2. Wax si isla eg u qaybin. ld sooryee.
martiqaad [m.l]
1. Sooryo qof marti ah la siiyo. 2. ld martiqaadid.
martiqaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Cid marti ah soorid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg