martisoor
(m.l)

ld martisoorid.

martisoor
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Cid marti ah soorid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh martisoor

loog [m.l]
1. Martisoor xoolo laysu qalo. 2. Samaanyo.

martiqadis [m.l]
1. Qof aan martisoore ahayn. 2. ld martiqadin.

martisoore [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Qof martida soo dhaweeya.

martisoorid [m.f.dh]
eeg martisoor². ld martisoor¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg