martisoore
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)

Qof martida soo dhaweeya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh martisoore

martiqadis [m.l]
1. Qof aan martisoore ahayn. 2. ld martiqadin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg