mas'alo
(m.dh)ld masalo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mas'alo ↴
saafid-tireed [m.dh]
1. (xis.) Barashada habab xisaabin ee leh seebid. 2. (xis.) Barashada tabaha seebidda ee loo isticmaalo aritmatig marka la furfurayo mas'alooyin xisaabeed.
xal [m.l]
Maaro; mushkilo ama mas'alo maaro u helid.
xalli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Mushkilo ama mas'alo xal u helid.
masalo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Arrin la yaab leh. 2. Xisaab leh siin oo la raadinayo natiijadeedii iyadoo la adeegsanayo jidad iyo xeerar u gaar ah. 3. Su'aal cilmi kudhisan. ld mas'alo.
mas'alo [m.dh]
ld masalo.
taxliil [m.l]
Qaab loo raadiyo xallinta mas'alo (xisaab iwm).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg