masaafiri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Dalkiisa ama degaankiisa khasab kaga dhoofin (qof). ld masaafuri, musaafiri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masaafiri ↴
masaafirid [m.f.dh]
eeg masaafir². ld masaafurid, musaafurid.
masaafirin [m.f.dh]
eeg masaafiri. ld masaafiris, masaafurin, masaafuris, musaafurin.
masaafiris [m.l]
ld masaafirin.
masaafirsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof dalkiisa laga masaafiriyey ahaansho. ld masaafursan, musaafursan.
masaafirsanow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
Qof dalkiisa laga masaafiriyey noqosho. ld masaafursanow, musaafursanow.
masaafuri [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
ld masaafiri.
masaafurid [m.dh]
ld masaafirid.
masaafurin [m.dh]
ld masaafirin.
masaafuris [m.l]
ld masaafirin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg