masaamax
(Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine)

ld masaamixid.

masaamax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday; -mixi)

Qof cid dambi ka galey cafin. ld masabaax².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masaamax

masaabax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
ld masaamax².

masaabaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
ld masaamaxan.

masaabaxnaan [m.dh]
ld masaamaxnaan.

masaabaxnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld masaamaxnaan.

masaabaxnow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
ld masaamaxnow.

masaamaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
Wax la masaamaxay ahaansho (qof). ld masaabaxan.

masaamaxnaan [m.f.dh]
eeg masaamaxan. ld masaabaxnaan, masaabaxnaansho, masaamaxnaansho.

masaamaxnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. eeg masaamaxnow. 2. ld masaamaxnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg