masaariif
(m.dh)Lacag joogto ah oo hal beri la biishado; biil. ld masruuf¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masaariif ↴
masruuf [m.l]
Lacag, cunto iwm oo si joogto ah loo siiyo qoys, qof iwm. ld masaariif.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg