masabbid
(m.l)Ku nabidda cid fal aanay samayn dusha laga saaro.
masabbid
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Cid fal aysan samayn ku nabid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masabbid ↴
masabbidan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax la masabbiday ahaansho (qof).
masabbidasho [m.f.dh]
eeg masabbido.
masabbidid [m.f.dh]
eeg masabbid².
masabbidnaan [m.f.dh]
eeg masabbidan. ld masabbidnaansho.
masabbidnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld masabbidnaan.
masabbido [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-itay, -idatay)
Cid fal aanay samayn ku nabid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg