masaggo
(m.dh)

ld meseggo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masaggo

garowkari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hilib, masaggo iwm biyo ku kari.

gundhawr [m.l]
1. Bartamaha gaashaanka. 2. Xoogaa masaggo ah oo lagu reebo mooyaha marka wax lagu tumayo.

meseggo [m.dh]
Nooc badarka ka mid ah, midabbo badan leh, galleyda ka yaryar geedkeedu dusha sare sabuul kuusan oo soo godan ku leh, aadna nafaqo u leh. ld masaggo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg