masalle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)Salli maqaar ka samaysan oo qaabab kala duwan leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masalle ↴
jawdheer [m.dh]
1. (bot.) Geed caleemo madmadow oo yaryar iyo laamo oo dhuudhuuban oo asal fiican leh. 2. (m.u) Laan la jaray oo mayraxdii laga gurtay oo engegtay oo ul laga dhigto ama la shito. 3. Masalle harag ah.
masal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Tusaale. 2. M.kayga, m.kaaga iwm: wax, wax kale kala mid ah xagga dhaqanka, jimirka, dhererka iwm. ld masil¹, matal¹, matil¹, mesel¹, metel¹.
masal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-alay, -ashay)
1. (riw.) Filim, riwaayad iwm jilid. 2. Cid wakiil ka noqosho. 3. Ku m.: wax, wax kale ku qiyaasid. ld masil², matal², matil², mesel², metel².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg