masax
(m.l)ld masixid.
masax
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday; -sixi)1. Maro, xaashi iwm wax ku tirtirid. 2. Ku m.:dufan, dhoobo iwm meel ku dhoobod. 3. Ku m.:wax si xoog ah wax kale ugu dhufasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masax ↴
kaanad [m.dh]
Qori dheer oo masaxiisa ballaaran oo daloola shukaanta afkeeda kore oo fiiqan la gesho, madaxiisa kalena shukaanhayuhu gacanta ku hayo oo doonida ku duduwo.
masaxad [m.dh] (-do, m.l)
Maro, xaashi iwm oo wax lagu tirtiro; catir. ld masaxo¹.
masaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
Wax la masaxay ahaansho (sabuurad, jir miis iwm).
masaxnaan [m.f.dh]
eeg masaxan. ld masaxnaansho.
masaxnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld masaxnaan.
masaxo [m.dh]
Maro yar oo wax lagu tirtiro. ld masaxad.
masaxo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-xday, -xatay)
Wasakh, boor iwm meel ka tirtirasho.
masixid [m.f.dh]
eeg masax². ld masax¹.
mas [m.l] (-sas, ml.)
1. Xammaarato aan lugo lahayn, dheereysa, nafleyda qaniinta, sun halis ahna leh. 2. Koombo yar oo miraha dalagga lagu cabbiri, u dhiganta nus madaal.