masaxad
(m.dh) (-do, m.l)

Maro, xaashi iwm oo wax lagu tirtiro; catir. ld masaxo¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masaxad

masaxo [m.dh]
Maro yar oo wax lagu tirtiro. ld masaxad.

masax [m.l]
ld masixid.

masax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday; -sixi)
1. Maro, xaashi iwm wax ku tirtirid. 2. Ku m.:dufan, dhoobo iwm meel ku dhoobod. 3. Ku m.:wax si xoog ah wax kale ugu dhufasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg