masaxo
(m.dh)

Maro yar oo wax lagu tirtiro. ld masaxad.

masaxo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-xday, -xatay)

Wasakh, boor iwm meel ka tirtirasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masaxo

masaxad [m.dh] (-do, m.l)
Maro, xaashi iwm oo wax lagu tirtiro; catir. ld masaxo¹.

xangulle [m.l]
Cad maskax yaryarta ka mid ah oo birtaawaha lagu masaxo marka canjeerada lagu dubaayo. ld xandulle, xangullo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg