masayri
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-iyay, -isay)M./ka m.: cid masayr ku beerid. ld masayrsii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh masayri ↴
masayrid [m.f.dh]
eeg masayr².
masayrin [m.f.dh]
eeg masayri. ld masayrsiin.
masayrsii [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld masayri.
masayrsiin [m.f.dh]
ld masayrin.
qaraar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Cid wax ay haysato ka masayrid.
masay [m.dh]
Cutub caws ah oo dusha looga maro geeddi (xarig yar), marka la samaynayo raar, raarkuna kuwaas oo badan uu ka koobmo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg